Dhagayso kala Hadalka Munaafaq Faysal cali waraabe 2013

25 Apr 2013 07:47 6
33,056
Fernando Torres Download
40 52

Siyaasiga caqliga Yar ee Hargaysa Faysal cali waraabe
aYaa Hadalo Nacasnimo Ku Dheehan Tahey Ku Hadaaqey
InTii aanu Ka qeyb galin shirka Turky-ga Wareysi uu siiyey
warbaahinTa, aYuu ku weeraray Madaxweyne cuLusow, iyo
Deegaanka uu kaso Jeedo, Laga bilaabo koonfurTa galkacyo
ilaa iyo xamar Weeyaan deegaankiisa waana InTa Hooga uu
ka Taagan Yahay, 21 sano aYey Ku sameysan waaYeen
maamul ay Ku Mideysan Yihiin, MaanTa Waxaa Xamar la
Dagan 20 Kun oo african ah, aYu Yiri Faysal, Wuxuu InTaas
Ku Daray In Xasan culusow aanu Marnaba Ogoleyn Hurumarka
Garoowe iyo Jubland inay DhismaTo, wuxuu ku Sifeeyey shaqsi
Kasoo Horjeeda Fedralism-kii Somalidu Ku Heshiisey, Dad badan
oo Faysal Yaqaaney baa La Yaabay Hadalkaas caaqibada Leh ee
Xaqiiqda ahe kaso Yeeray Ninkii Caqliga Yaraa ee Faysal Daroogo,
Shirkii Turky-ga Kadib aYuu Faysal Shir jaraa'id qabTey wuxuuna
Hadalkiisa ku Bilaabey, Cali khaliif galeyr waa fitno wado mana aanan
Hilmaamin Tuuladii uu STaTe-ka ku sheegay ( KhaaTumo ) oo dhiiga
badani ku daaTey, Wuxuuna noogu dhaarsan Yahey Inaan Siyaad bare
ridney, Wuxuu Kaloo Yiri, u Dulqaadan Mayno Garoowe Iney Galmudug
Madaafiic ku Tuurto waa Gardarro, asagoo Shirkii Kismaayo ee uu shaly
Taageersanaa Ka Horyimid oo aflagaadooyin ba'ani u GaysTay beelaha
daarood ee Kismaayo dagan, Wuxu Yiri kismaayo dadka iska Leh waa
La Yaqaan, Mana Loo nisbeyn karo Dad aYakoo Usc- ka cararaya mesha
Baabuurki Kula banjaray, iyo Hadalo fool xun oo wada Noocaas ah,waxaa
Halkaas inooga So Baxay Heshiis-kii Turky-ga iyo waxay IsLa Meel dhigen
Snm & Usc, Sida ay DoonTaba Ha ahaaTee Faysal iyo Kuwa La Caqliga ah
Ma oga miyaa Garoowe, khaatumo, iyo kismaayada uu caayayo Dadkii u
Dhashey iney Hargaysa Wasiiro iYo Xildhibaano ku Leeyihiin Inay Xamar
Xildhibaano, r/wasaare & wasiiro ku Leeyihiin, in PunTLand iyo Jubbaland
ay Gaar u Leeyihiin, Kenya Iney wasiirka arimaha Dibada, Xildhibaano
& Madaxweynaha ismamulka somalida Kenya ee Nfd ku Leeyihiin
eThiopia Iney Madaxweynaha Kilinka5aad, Wasiir & Xildhibaano ku Leyihiin
Hadii Hawiye ama Isaaq InTaas oo awood ahi Yeelan Lahaa Maxaa u malayn
Lahayd walaan looga fariisTeen Laakiin Daarood-ka Ilaahey baa
Gob gob Dhashey ka dhigey mana Jecla cuqdad iYo Iney qof Somali ah
DhibaaTeeyaan, cid kasToa Yaka kamid ah Danahooda aduunYo iyo midii aakhrio
aYey ku Mashquulsan Yihiin Waxaana anigo Torres ah idin Leeyahay
Iska daaya Hadal Nacaseedka aan Qiimaha Lahayn ee Lagu Nacay
Tima Jare sare Xaad & mooryaan axmed diiriye Jaamac iyo kuwa lamid ka ah

Related of "Dhagayso kala Hadalka Munaafaq Faysal cali waraabe 2013" Videos